Haween garsoore ka ahaa Maxkamad sare oo saakay toogasho lagu dilay (Sawirro)

Kooxo hubeesan ayaa saakay toogasho ku dilay labo haween ah oo garsoore ka ahaa maxkamada sare ee dalka Afgaanistaan , waxaana weerarkan uu cabsi badan ku beeray garsoorayaasha maxkamadaha dalkaasi. Afhayeen u hadlay maxkamadda sare ee dalka Afgaanistan ayaa sheegay in labada haween la toogtay xili ay saarnaayeen gaari kuna sii jeeday shaqadooda, waxaana baxsaday … Continue reading Haween garsoore ka ahaa Maxkamad sare oo saakay toogasho lagu dilay (Sawirro)